Jump to content

Iidoor

Ka Wikipedia

Iidoor wa eray micnihiisu yhy badalasho taaso loogu magac darey qabiilka isaaq sababtuna tahey waxay ganacsi la sameyn jireen masaridi hore, iyo gancsatadi Bariga Dhow.

Sidaa si la mid ah waxaa jirta Erayo kale taas oo loogu magac daray qabiilo somaliyeed Sida Erayga Darawiish oo loogu mgacadaray qabiilka dhulbahante, Ilkayar oo loogu magac daray mareexaan, Mr(mareexaan) sidoo kale waxaa la dhahaa cidda villada ama cida filiada maadaama ay xukunka qabteen, cida waraabaha waa murursadaha, cida suuraha waa mj ka, cagdheer waa og ka, cidda isbaarada waa hg, cida geela Gaaljecel, way jiraan magac Edeb dara ah oo qabiiladu isugu caayaan balse Akhlaqda uma wanaagsana.

Almuhim Waxaa qoray fariintan aniga o kasoo jeeda state ka puntland Gobolka mudug Somalia.