Ikraan Mire Xaashi
Ikraan Mire Xaashi (da’ahaan lagu qiyaasey 11 Jir)[1][2] waa gabar lagu dilay Tuulada Jiic Caloosin oo u jirta 15km Deegaanka Bohol oo mid ah deegaannada hoostaga Magaalada Dhuusamareeb taariqda markay ahayd (15-ka, marso, 2020).[3] Gabadhaan oo lagu Magacaabi jirey ''Ikraan Mire Xaashi'' ayaa waxaa la sheegay in jirdil xoogan ay u geysteen Hooyadeed iyo Nin qabey,[4][5][1] Taliyaha Booliska Magalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed Rooble ayaa sheegay in meydka Gabadha laga soo qaadey deegaanka Bohol,isla markaana jirdil xoogan ay u eysteen Hooyadeed iyo Nin qabey ,taasina ay sababtay in qeyb kamid ah jirkeeda uu go’o.[6] Waxaana lagu aasay Qabuuraha Millateriga ee Magaalada Dhuusamareeb taariqda markay ahayd (16-ka, marso, 2020).
Xiritanki Danbiilayaasha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Taliyaha Booliska Magalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed Rooble Waxaa uu sheegay in haata ay gacanta ku haayaan Hooyada dhashay iyo seeygeeda,[5][3] [1]kuwaas oo uu sheegay inay dhibaatada geysteen,waxaana uu sheegay in dadkaasi Cadaaladda ka horgeyn doono.[1] [3]
- 1 2 3 4 https://badweyntimes.net/dhageyso-maxeey-booliska-ka-yiraahdeen-dhacdadii-argagaxa-lahayd-ee-dhuusamareeb-kadhacday/%5Bxiriiriye+dhintay%5D
- ↑ https://somalisan.net/gabar-12-jir-aheyd-oo-cidii-dishay-mrun-ka-taagan-yahay-gobolka-galgaduud/%5Bxiriiriye+dhintay%5D
- 1 2 3 https://radiorisaala.com/194247-2/
- ↑ https://araabinews.com/aabaha-dhalay-gabadh-si-arxan-daro-ah-loo-diley-oo-hadley/%5Bxiriiriye+dhintay%5D
- 1 2 https://web.archive.org/web/20200323135700/http://aftahannews.com/?p=101773. Archived from the original on 2020-03-23. Retrieved 2020-03-16.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ https://goobjoog.com/booliska-dhuusamareeb-oo-ka-warbixiyay-gabar-11-sanno-jir-ahayd-oo-jirdil-loo-geystay-u-geeriyootay/
- All articles with dead external links
- Articles with dead external links from Bisha Saddexaad 2023
- Articles with invalid date parameter in template
- Articles with dead external links from Bisha Sagaalaad 2025
- Articles with dead external links from Bisha Afraad 2025
- CS1 errors: unsupported parameter
- CS1 errors: missing title
- CS1 errors: bare URL
- Dhimashada 2020