Ilbir

Ka Wikipedia

Ilbir waa tuulo kamid ah Degmada Xarardhere.

Tuulada waxaa loogu magac daray allaha unaxariistee Ilbir oo ah asaasihii tuulada. Jufada Yabadhaale Cayr ayaa dega oo ah habargidir.

dadka caanka a ee kudhashay tuuladan waxaa laga xusi karaa AUN Sh C/qadir sh Maxamed Rage oo aahaa sheikh dhulka koofurta si weyn looga qadarin jiray. Sidoo kale fannanka weyn ee Salaad Maxamed Shardi )Salaad darbi).

Hadda oo ah 2022 ayaa labilabay ceelkii ugu horreeyey ee tuulada wuuna socdaa.