Imbiraadooriyada Biizantiin
imbiraadooriyada biizantiin ama rimintooyada ruum ama rimintooyada roomanka bari (afka gariiga; Βασιλεία Ῥωμαίων) [1] waa dawlad kirishmis ah oo soo baxday kadib markay u qebsantay imbiraadooriyada roomanka labo qaybood oo kala ahaa roomanka bari iyo roomanka galbeed, midaan dambe waxay duntay duntay qarnigii shanaad miilaadi, roomanka bari waxey sii jireen kun sano ilaa ee cusmaaniyiinta furteen Qosdandiiniya 1453, waxyna ahayd sii socoshada imbiraadooriyadii roomanka, waxey ilaalisay dhaqanka iyo ilbaxninmada roomanka, mudadii ee jirtay waxey ahayd awooda dhaqaale iyo mida milatari ee ugu weyn yurub, caasimadeed Qusdandiiniya waxey ahayd tan ugu horeesa magaalooyinka kirishmiska xaga hormarka iyo aqoonta, waxeyna u ahayd xarun diimeed kirishmiska bari.
| Imbiraadooriyada roomanka bari Βασιλεία Ῥωμαίων Basileía Rhōmaíōn aImperium Romanum' | |||||
| Boqortooyo | |||||
| |||||
| |||||
| Caasimadda | Qusdandiiniya(330–1204، 1261–1453) | ||||
| Luqadaha |
| ||||
| Diinta | Kirishmis (kaniisada artodokoska bari)(waxaa lagu dhawaaqay inay xor tahay go'aankii Milan 313; ka dib 380 waxay noqotay diinta dawladda ) | ||||
| Government | Boqortooyo la doorto[3] | ||||
| Liiska boqorada biriizanda | |||||
| - 395–408 | Arkaadiyoos | ||||
| - 527–565 | Jistinyaan koowaad | ||||
| - 610–641 | Hiraqla | ||||
| - 717–741 | Liyoon sedexaad | ||||
| - 976–1025 | Baasiil koowaad | ||||
| - 1081–1118 | Aleksiyoos koowaad | ||||
| - 1259–1282 | Mikhail shanaad | ||||
| - 1449–1453 | Qusdandiin kowiyo tobanaad | ||||
| Waagii | Qarniyadii dambe ilaa qarniyadii dhexe ee dambe | ||||
| - Maximum (diyaarshi) | Abriil 1, 286 | ||||
| - Qusdandiiniya | May 11, 330 | ||||
| - Qaybtii u dambaysay ee bari-galbeed ee boqortooyada ka dib dhimashadii Tiyuodos | Janaayo 17, 395 | ||||
| - Dhicitaankii boqortooyada roomanka galbeed | Abriil 25, 480 | ||||
| - Weerarka afaraad ee saliibiyiinta aasaasida boqortooyada laatiinka | Abriil 12, 1204 | ||||
| - Dhicitaankii Qusdandiiniya | May 29, 1453 | ||||
| - Dhicitaankii imbiraadooriyada daraabazoon | Agoosto 15, 1461 | ||||
| Area | |||||
| - 565 miilaadi | 2,700,000 km2 (1,042,476 sq mi) | ||||
| Population | |||||
| - 556 est. | 16,000,000d | ||||
| - 565 miilaadi est. | 19,000,000 | ||||
| Density | 7 /km2 (18.2 /sq mi) | ||||
| - 775 miilaadi est. | 7,000,000 | ||||
| - 1025 miilaadi est. | 12,000,000 | ||||
| - 1320 miilaadi est. | 2,000,000 | ||||
| Lacagta | Solduus، histameenoon iyo haybarbiiroon | ||||
| Warning: Value not specified for "continent" | |||||
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xunka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dhaxalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ {{استشهاد بهارفارد دون أقواس|Kazhdan|Epstein|1985|p=1}.
- ↑ "Other Byzantine flags shown in the "Book of All Kingdoms" (14th century)". Flags of the World. Retrieved 2 September 2020.
- ↑ Template:Harvard citation no brackets
