Imbiraadooriyada biriizanda

Ka Wikipedia

imbiraadooriyada biriizanda ama ruum ama imbiraadooriyada roomanka bari (afka gariiga; Βασιλεία Ῥωμαίων) [1] waa dawlad kirishmis ah oo soo baxday kadib markay u qebsantay imbiraadooriyada roomanka labo qaybood oo kala ahaa roomanka bari iyo roomanka galbeed, midaan dambe waxay duntay duntay qarnigii shanaad miilaadi, roomanka bari waxey sii jireen kun sano ilaa ee cusmaaniyiinta furteen Qosdandiiniya 1453, waxyna ahayd sii socoshada imbiraadooriyadii roomanka, waxey ilaalisay dhaqanka iyo ilbaxninmada roomanka, mudadii ee jirtay waxey ahayd awooda dhaqaale iyo mida milatari ee ugu weyn yurub, caasimadeed Qusdandiiniya waxey ahayd tan ugu horeesa magaalooyinka kirishmiska xaga hormarka iyo aqoonta, waxeyna u ahayd xarun diimeed kirishmiska bari.

Imbiraadooriyada roomanka bari
Βασιλεία Ῥωμαίων

Basileía Rhōmaíōn aImperium Romanum'

Boqortooyo
30px|پیوند=Roman Empire
395–1453b
[[File:Byzantine Palaiologos Eagle.svg Coat of arms]]
Calankii ugu dambeeyay ee boqortooyada xiliga faracii baayuuluj[2] Astaanta abtirsiinta baayuuluj
Location of Imbiraadooriyada roomanka bari
Baaxada boqortooyadii Roomaanka Bari 555 miilaadi, waqtigaas oo hoos imaadeesay Jistinyaan I , ee ugu balaarneyd tan iyo dhicistii Boqortooyada Roomaanka Galbeedka ( dowladihii dhexe waxaa lagu muujiyay casaan).
Caasimadda Qusdandiiniya(330–1204، 1261–1453)
Luqadaha
Diinta
Kirishmis (kaniisada artodokoska bari)(waxaa lagu dhawaaqay inay xor tahay go'aankii Milan 313; ka dib 380 waxay noqotay diinta dawladda )  
Government Boqortooyo la doorto[3]
Liiska boqorada biriizanda
 - 395–408
Arkaadiyoos
 - 527–565
Jistinyaan koowaad
 - 610–641
Hiraqla
 - 717–741
Liyoon sedexaad
 - 976–1025
Baasiil koowaad
 - 1081–1118
Aleksiyoos koowaad
 - 1259–1282
Mikhail shanaad
 - 1449–1453
Qusdandiin kowiyo tobanaad
Waagii Qarniyadii dambe ilaa qarniyadii dhexe ee dambe
 - Maximum (diyaarshi)

Abriil 1, 286

 - Qusdandiiniya

May 11, 330

 - Qaybtii u dambaysay ee bari-galbeed ee boqortooyada ka dib dhimashadii Tiyuodos

Janaayo 17, 395

 - Dhicitaankii boqortooyada roomanka galbeed

Abriil 25, 480

 - Weerarka afaraad ee saliibiyiinta aasaasida boqortooyada laatiinka

Abriil 12, 1204

 - Dhicitaankii Qusdandiiniya

May 29, 1453

 - Dhicitaankii imbiraadooriyada daraabazoon

Agoosto 15, 1461

Area
 - 565 miilaadi
2,700,000 km2 (1,042,476 sq mi)
Population
 - 556 est.
16,000,000d 
 - 565 miilaadi est.
19,000,000 
     Density
7 /km2  (18.2 /sq mi)
 - 775 miilaadi est.
7,000,000 
 - 1025 miilaadi est.
12,000,000 
 - 1320 miilaadi est.
2,000,000 
Lacagta
Solduus، histameenoon iyo haybarbiiroon
Warning: Value not specified for "continent"

Taariikhda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xunka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhaxalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. {{استشهاد بهارفارد دون أقواس|Kazhdan|Epstein|1985|p=1}.
  2. . Flags of the World http://flagspot.net/flags/gr_byz.html#oth. Soo qaatay 2 September 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Template:Harvard citation no brackets