Ina af madoobe

Ka Wikipedia

ina af madoobe waa tuulo ka tirsan gobolka togdheer ee somaliland tuuladan waxa mara laamiga dheer ee dhamaan isku xidha intabadan wadanka jamhuuriyada somaliland tuuladani waxa ay leedahay taariikh dheer waxa lagu qiyaasaa in ay jirto taariikh ah hal qarni