Indho yar (ingiriis: mongoloid) waa dadka oo ku nool Aasiya barigeyda iyo dhexdeeda oo maqaarka indhaha korkeeda isku laabto. Waxay ku nool yihiin Shiinaha, Japan iyo dalal kale.