Jump to content

Indian Premier League

Ka Wikipedia

Indian Premier League (IPL) waa horyaal cricket-ka ragga ah, oo ay ku tartamayaan toban kooxood oo ka kooban toban magaalo oo Hindiya ah. Horyaalka waxaa aasaasay Guddiga Xakamaynta Cricket-ka Hindiya sanadkii 2007.[1]

IPL waa horyaalka cricket-ka loogu daawashada badan yahay aduunka waxaana sanadkan 2014 uu galay kaalinta lixaad marka la isku celceliyo dhamaan horyaalada ciyaaraha.[2] Sanadkii 2010, IPL waxay noqotay dhacdadii ugu horeysay ee ciyaaraha aduunka ee si toos ah loo tabiyo YouTube.[3][4] Qiimaha sumadda IPL ee 2019 wuxuu ahaa 6.3 US dollar.[5] Xiligii 2015 IPL waxa uu ku biiriyay US$150 million GDP ee dhaqaalaha Hindiya.[6]

Waxaa jiray afar iyo toban xilli tartanka IPL. Kuwa hadda haysta horyaalka IPL waa Chennai Super Kings, iyagoo ku guuleystay xilli ciyaareedka 2021

  1. "How can the IPL become a global sports giant?". 28 June 2018. Retrieved 20 February 2019.
  2. Barrett, Chris. "Big Bash League jumps into top 10 of most attended sports leagues in the world". The Sydney Morning Herald. Retrieved 20 February 2019.
  3. "IPL matches to be broadcast live on Youtube". ESPNcricinfo. Retrieved 20 February 2019.
  4. Hoult, Nick (20 January 2010). "IPL to broadcast live on YouTube". The Telegraph UK. Archived from the original on 11 January 2022. Retrieved 20 February 2019.Template:Cbignore
  5. Laghate, Gaurav (20 September 2019). "IPL brand valuation soars 13.5% to Rs 47,500 crore: Duff & Phelps". The Economic Times. Retrieved 22 September 2019.
  6. "IPL 2015 contributed Rs. 11.5 bn to GDP: BCCI". The Hindu. IANS. 30 October 2015. Retrieved 20 February 2019.