Jump to content

Isirka Soomaalida

Ka Wikipedia

Soomalidu waa bulsho Ka mid umadaha deganngeeska Afrika oo ah Dhul leg raadad soo jireen ah oo cadeynaya in umado hore daganaan jireen. Umadaha dagi jiray sida raadadku muujinayaan ma aha hal umad ama hal xadaarad ee waxaa laga helay raadad Kala xiliyo duwanaa isna khilaafsan. Raadadka ilaa hadda laga helay dhulka Soomaalida waxaa Ku jira oo waqti aad u fog ahaa oo la garan si xadididan waqtigoodii dhabta ahaa iyo Sidoo kalana la aqrin Kari waayay waxyaabihii ay qorren. Waxaa sidoo kale raadad la xaqiijiyay in ay lahaayeen boqoqrtooyadii Faraaciinta iyo Boqoqrtooyadii Saba' . Arintaas ayadoo ay jirto ayaanan la Heli wax xiriir ah oo tools ah oo Soomaalida maanta Ku xiriirinaya Umadaha horey u daganaan jiray dhulkeena. Aritan darteed ayaa waxa jira muran joogta ah oo ki saabsan Isirka Soomaalida iyo Goorta ay dhulkaan soodageen.