Ismaaciil ibrahim

Ka Wikipedia
Reer ismaciil
Luqada

Somali

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Rer bicidyahan, rer maxamuud, and other Darod groups[xigasho u-baahan]

Reer ismaciilAf Soomaali : ismaciil ibrahim , waa qabiil ka mid ah Majeerteen Darod Beshani waxa ay inta badan degtaa gobalada Puntland sida mudug iyo bari iyo sidoo kale gobalada konfurta sida kismayo iyo degmada c/casiis ee gobalka banadir , Beeshani waxay ka mid tahay beelaha ugu faca weyn deegaanada soomaalidu ay dagto

dadka caanka ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Suldaan ahmed Jama suldaan of north WEST Mudug 1920

Shiikh cismaan shiikh somaliyeed

Rage warsame Gabayaa somaliyeed

Iyo dad badan oo aan halkaan lagu soo koobi karin


Jifooyinka Ismaciil ibrahim[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Beshu waxay u kala baxdaa laba jifo oo kala ah reer garaad iyo reer Samakaab labadaa beelna midkasta jifooyin ayaa ka sii baxa


Meelaha ay aadka u dagaan dagaan ama ku badanyihiin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ceel Howd

Isqanbuus

Bacaadweyn

Bali Har

Doogsan

Qurac dheer

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

http://www.abtirsi.com/view.php?person=6461