Jump to content

Dhirta izaar

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Izaar)
Dhirta izaar
izaar
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Caryophyllales
(darajo la'aan): Tamaricaceae
(darajo la'aan): Tamarix
Dhirta izaar ee Aljeeriya ku suntan

dhirta izaar (Af Ingiriis : Tamarix; ingiriis: Tamarisk) (magaca Saynis Cocos nucifera) waa dhir ubaxyo leh ee ka kooban 50 ilaa 60 jaad. Waxaa dhirta izaar laga heli karaa qaaradaha Yurub, Aasiya iyo Afrika. Dhirta izaarka ee jadka ugu weyn waa izaarka Tamarix aphylla, oo ah nooc oo qawgeeda gaadhaysa 18 meter.[1]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. Zamora-Arroyo F, Nagler PL, Briggs M, Radtke D, et al. (2001). "Regeneration of native trees in response to flood releases from the United States into the delta of the Colorado River, Mexico". Journal of Arid Environments. 49 (1): 49–64. Bibcode:2001JArEn..49...49Z. doi:10.1006/jare.2001.0835.