JAREERTA REER SHABEELLE

Ka Wikipedia

(QABIILKA GASAR) waa Mid ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed ee (JAREER WEYNE)

Kuna Abtirsata Oday Guuleed Canshuur oo isna ku Abtirsada Qowmiyada Harari oo iyagana Asal ahaan ku Abtirsata

Kuush Binu Xaam Binu Nuux CS.

Waa mid ka mid ah Sedexda Wiil ee uu dhalay

Guuleed Canshuur waana Cunuga labaad ee Odayga,

waxaana uu ahaa Gacanta midig ee Aabihiis MudadIi ay

Jirtay Boqortooyadii Imaam Guuleed ee ka dhisneyd

Gobolka Shabelle ee Dowlad Deegaanka Soomaalida

Qarnigii Sagaalaad ee Taariikhda Miilaadiga

Gasar waa naaneysta Cumar Guuleed Canshuur

waxaana uu isaga dhalay Lix wiil oo kala ah

(1) Cali Cumar oo loo yaqaano Kulmis.

(2) Ashkir Cumar oo loo yaqaano Asqar.

(3) Yabarow Cumar oo loo yaqaano Yabadhaale.

(4) Gaabane Cumar oo loo yaqaano Gaagaabow.

(5) Cabdi Cumar oo loo yaqaano Bullow.

(6) Hiiraale Cumar oo loo yaq