Jaamacada Daha

Ka Wikipedia

Jaamaca caalamiga ee Daahaa afka carabiga; جامعة طه العالمية, ingiriis; Daha International University (DIU). waa jaamacad ku taala Soomaaliya waxeyna ku jurtaa jaamacadaha ugu tayada sareeya dalka, sanadkii 2012 ayaa la aasaasay, waxey xarumo ku leydahay caasimada iyo gobolada dalka qaar ka mid ah.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]