Jaamacadda Banaadir
Appearance
جامعـــة بنـــادر Benadir University | |
| Hal ku-dheg | Samaynta Karti Umadeed |
|---|---|
Hal ku-dheg Ingiriisi | CULTIVATING HUMAN TALENTS |
| Nooca | Jaamacd Gaar ah |
| La aasaasay | 2002 |
| Raktar | Abdirizak Ahmed Dalmar |
| Goobta | |
| Website | Official website |
![]() | |
Jaamacada Banaadir waa jaamacad ku taalo magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya.
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Jaamacada Banaadir waxaa laga bartaa cilmiga dhakhtarnimada,iyo waxyaale ka oo fara badan sida engineering,education iwm waxaana lasameeyay sanadka marka oo ahaa 2002.
Waxyaabaha laga barto
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- jaamacada waxaa lagabartaa dhinaca dhaqtarnimada ama medicinka
- dhinaca injineernimada
- dhinaca cilmiga Kombyuterada iyo teknologiga.
- iyo dhinaca xukunka iyo shaeecada
- Cilmiga beeraha iyo xaywaanka.
Qaraxii ardayda Jaamacada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sanadka marka oo ahaa 3 Diseembar 2009 waxaa dhacday qarax ismiidaamin ah, oo lagu weeraray arday qalin jabisay oo xaflad loogu qabanaayay hotel shamo. Qaraxaas waxaa ku dhintay dad gaaraayo ilaa 22qof oo ka mid ah 3 wasiirada Dawladda iyo 40 ardayda jaamacada banaadir oo dhaawacantay.
