Jaandheer waa ciyaar dhaqameed ka mid ah hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed. waxaana laga ciyaaraa Sool, Sanaag, hawd, Nugaal iyo Bari, waxaana marmarka qaar loogu yeeraa “Heello.”