Jair Bolsonaro

Ka Wikipedia
2020-03-24 Pronunciamento do Presidente da República, Jair Bolsonaro em Rede Nacional de Rádio e Televisão - 49695919452 (cropped 2).jpg

Jair Messias Bolsonaro (wuxuu dhashay 21-kii Maarso 1955) waa siyaasi reer Brazil ahna sarkaal militari oo howlgab ah waana madaxweynihii 38-aad ee Brazil. Waxaa loo doortay 2018 xubin ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee Liberal Party ka hor inta uusan xiriirka u jarin, wuxuu xafiiska joogay ilaa 1 Janaayo 2019. Horay wuxuu uga soo shaqeeyay Rugta wakiilada ee dalka, isagoo matalayay gobolka Rio de Janeiro intii u dhaxeysay 1991 iyo 2018.