Jamaal Cabdinaasir

Ka Wikipedia
Jamaal Cabdinaasir

 Egypt Jamaal Cabdinaasir waxa uu dhashay 15.4.1918. waxa uuna dhintay 28.9.1970. waa madaxwaynihii labaad ee soomara masar kadi maxamed najiib.talada waxa uu qabtay sandkii.1954.ilaa.uu dhintay.1970. waxa uu ahaa hogaamiyihiin kacdoonkii.23.7.1952.wax yabihii ugu waynaa ee uu kacdoonkaasu qabtuy waxa uu ahaa.in ay xukunka katuuray.boqorkii laodhanjiray boqol faruuq.xiligaas oo masar ay ahyd.boqortooyo.kadib waxa uu kacaankaas uu hogaaminyao cabdi nasir u horseeday masr horumar aad u balaadhan.iyo in uu ku baaqay.in ay midoobaan dalka carbeed.taas oo keentay.in ay midoobaan qaar kamida dalaka carbeed sanadihii u dhexeeyay.1958.ilaa.1961.taas oo looyaqanay jamhuriyadii carabta ee midawday.takale cabdi nasir waxa uu dhiiri galiyay kacdoon wadayaasha meelo badan oo kamida ameerikada.konfureed aasiya.iyo.afrika.cadi nasir waxa uu ku lahaa dawr hogaaminimo aasaaskii fatax.waxa kale oo cadi nasir aasaasay uruka loo yaqaano uruka dhexdhexaadka.oo maanta ay kamid yihiin in kabadan boqol dawladood oo caalamka ah.cabdi nasir waxa lagu sifeeyaa in uu yahay.ama uu ahaa.mid kamida kuwa ugu doorka roon hogaamiyaashii.qarnigii 20aad.waxa jamal cabdi nasir looyaqaanay in uu ahaa.hogaamiye umadeed.ilaa imainkana afkaartiisii waxaa laga dhigtay madhab siyaasadeed.jamaal cabdi nasir waxaa uu dhintay.sanadii 1970.aaskiisiina waxa uu ahaa mid si wayn lasugusoo baxay

Yaraantiisii[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jamaal Cabdinasir aabihii waxa uu kaguuray magaalada.binii mur.oo katirsan degamada asyood.halkaas oo cabdi nasir uu ku dhasahy.waxa uu u guuray magaalada iskandariya oo ah magaalada labaad ee masra ugu wayn waxa uu kasheqeeyn jiray meel boosta ahaan jirtay kuna taalay magaalada aliskandaraiya.