Jennifer Lawrence
Appearance
| Jennifer Lawrence | |
|---|---|
Lawrence ee 2017 | |
| Ku dhashay | Jennifer Shrader Lawrence August 15, 1990Jir Indian Hills, Kentucky |
| Shaqada | Atariisho |
| Sanadaha Shaqada | 2006–hada |
| Xaasaska | Cooke Maroney (g. 2019) |
Jennifer Shrader Lawrence[1] (dhashay Agoosto 15, 1990) waa atariisho Mareykan ah. Waxay ahayd aktarada adduunka ugu mushaarka badan 2015 iyo 2016, iyadoo filimadeedu ay soo xareeyeen in ka badan $6 bilyan adduunka oo dhan ilaa maanta. Waxay ka soo muuqatay liiska Time 100 ee 2013 iyo Forbes Celebrity 100 ee 2013 ilaa 2016.