Jeon Jong-seo
Appearance
| Jeon Jong-seo | |
|---|---|
Jeon ee 2023 | |
| Ku dhashay | July 5, 1994 Koonfur Kuuriya[1] |
| Naanees | Rachel Jun |
| Waxbarashada | Jaamacadda Sejong[2] |
| Shaqada | Atariisho |
| Sanadaha Shaqada | 2018–hada |
| Wakiil | My Company (Koonfur Kuuriya) United Talent Agency (Mareykanka) |
Jeon Jong-seo (wuxuu dhashay Luuliyo 5, 1994), oo sidoo kale loo yaqaan Rachel Jun, waa atariisho Koonfur Kuuriya ah. Waxay caan ku tahay doorkeeda Hae-mi filimka 2018 ee Burning.[3][4][5][6] Waxay ku guuleysatay abaalmarinta Atariishada Ugu Fiican doorkeeda ay The Call (2020).
Nolosha hore
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Jeon Jong-seo ilmaha kaliya ee qoyska. Jeon iyo qoyskeeda waxay u guureen Kanada markii ay yarayd. Waxay dhigatay dugsi dhexe oo ku yaal Kanada, ka dibna waxay ku noqotay Koonfur Kuuriya waxayna ka qalin jabisay dugsiga sare.[7] Dugsiga sare kadib, waxay kaqeyb gashay jaamacada Jaamacadda Sejong qeybta koowaad ee filimada. Markii dambe, waxay ka diiwaangashan tahay jaamacad si ay si xor ah ugu sii wadato xirfadeeda jilitaanka.[8]
Tixraacyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ "[여기는 칸] '버닝' 전종서, 어디 있다가 나타났냐고? (인터뷰①)". Mydaily (in Kuuriyaan). 19 May 2018.
- ↑ "Jeon Jong-seo Talks About Her Step into Spotlight with Debut Film". The Chosun Ilbo. 14 July 2018.
- ↑ "[공식] 신예 전종서, 이창동 신작 '버닝' 파격 캐스팅…유아인과 호흡". The Sports Chosun.
- ↑ "BURNING". Festival de Cannes.
- ↑ " 'Roma,' 'Burning' among foreign language Oscar contenders". AP NEWS.
- ↑ "Will 'The Walking Dead' Alum Steven Yeun Help Land South Korea's First Oscar Nod for 'Burning'?". The Wrap.
- ↑ "신예 전종서, 칸의 '버닝'이 천국이었던 이유(인터뷰①)". Joynews24.
- ↑ "[인터뷰] '버닝' 전종서 "플라스틱 용기처럼 찍어내는 연기 안 할래요"". Asia Today.