Jessica Alba
Appearance
| Jessica Alba | |
|---|---|
Jessica oo joogta xaflad 2014 | |
| Ku dhashay | Jessica Marie Alba April 28, 1981 Pomona, Kaliforniya, Maraykanka |
| Degenaansho | Beverly Hills, Kalifornia, U.S. |
| Shaqada | Atariisho, model, ganacsato |
| Sanadaha Shaqada | 1994–hada |
| Qiimaha netka | $340 Milyan (May 2016)[1] |
| Xaasaska | Cash Warren (2008) |
| Ilmaha | 2 |
Jessica Marie Alba (28 April 1981'kii ayay dhalatay), Waxay ka noqotay Golden globe'ka Hollywood musharax, waana Gabadh u dhalatay dalka Mareykanka oo Filin jila ah.