Jimmie Johnson
Appearance

Jimmie Kenneth Johnson (wuxuu ku dhashay El Cajon, California, Sebtember 17, 1975) waa xirfadle Mareykan ah oo ku tartamaya baabuurta.
Johnson wuxuu ciyaaray ciyaarihii NASCAR Cup ee sanadihii 2002 ilaa 2020 xilli uu la joogay kooxda Hendrick Motorsports. Taxanahan wuxuu ku guuleystay toddobo cinwaan oo kala ah 2006, 2007, 2008, 2009, 2010, 2013 iyo 2016 wuxuuna barbareeyay rikoorka Richard Petty iyo Dale Earnhardt.[1]
Laga bilaabo 2021 Johnson wuxuu u guuray IndyCar si uu ugu biiro kooxda Chip Ganassi Racing.[2]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Fryer, Jenna (November 20, 2016). "Jimmie Johnson seizes record-tying 7th NASCAR championship". Associated Press. Homestead, Florida: AP Sports. Associated Press. Archived from the original on November 24, 2016. Retrieved November 20, 2016.
- ↑ Seven-time NASCAR Cup Series champion Jimmie Johnson will race in IndyCar in 2021 and 2022. Yahoo Sports.
Xiriirinta dibedda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- Bogga rasmiga ah Archived Diseembar 20, 2019 // Wayback Machine
