John Cena
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay John cena)
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e0/John_Cena_2012.jpg/220px-John_Cena_2012.jpg)
John Cena (Dhashay 1977, West Newbury, Massachusetts, Mareykanka) Waa Laacib ah oo ciyaara , Ciyaarta Loo yaqaano WWE.John Cena Waa Ninkii aan waligii is dhiibin, Waxaa uu leeyahay naaneysta "Never give Up" iyo "You can't See Me".