WWE

Ka Wikipedia
WWE

(WWE) WAXAA LOO SOO GAABIYAY {World Wrestling Entertainment} WAA QEYB KAMID AH CIYAARAHA CAALAMKA LAGA DHEELO WAXAAN LAGA LEEYAHAY WADANKA MAREYKANKA WAXAANA AAS AASAY NINKA LA DHAHO ( Vince McMahon )IYO (LINDA MCMHON) WAXAANA HADAA MAAMULO KA AH (TRIPLE H) OO AH WIILKA QABO GABDHA UU DHALAY AAS AASAHA WWE EE MR. MCMOHON GABDHAS O MAGACEDU YAHAY STEPHENE MCMOHON waxa wwe la aas aasay sanadkii 1979kii waxaana lagu aas aasay magaalada Massachusetts ee katirsan wadanka mareykanka wwe