KLM
Appearance
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/3/34/Many_KLMs.jpg/400px-Many_KLMs.jpg)
Template:Country data Nederland
KLM (Dutch: Koninklijke Luchtvaart Maatschappij. Shirkada Duulimaadka ee Holland. waa Diyaarada qaranka ee Nederland. waxaana Xarun u ah Amstelveen oo u dhaw Garoonka Amsterdam ee Schiphol.waxeyna u kala safartaa 90 Khadood waana shirkada diyaarada ee ugu cimriga dheer Adduunka.