K = maxaa laga wadaa
Appearance
Xarafka K waxaa laga wadaa kiilo. Kiilo waxeey u dhigantaa 1000. Tusaale ahaan 10k nin. Waxey u dhigantaa 10 kun oo nin. Waxaa kaloo jiro wax yaabo badan oo laga soo gaabiyo xarafka K.