Jump to content

Kabxaanley

Ka Wikipedia

Kabxaanley waa dagmo ka tirsan gobolka hiiraan waxaa loo magacabay dagmo nimada 1975 dagmada waxay caanku tahay wax soo saaka beeraha dagmada waxaa dago beesha direed gaar ahaa beesha faqi cumar ee surre