Kalamicne

Ka Wikipedia

Kalamicne, oo af-ingiriis loo yaqaano antonym, waa erey oo dhab ahaantii kala macno ah erey kale. Lidka ereyga "kalamicne" waa iskumicne.