Jump to content

Kaliil allmagan

Ka Wikipedia

kaliil allamagan waa beel kamida beelaha reer yoonis saamayna ku lehe degaanada ay degaan beesha kaliil allamagan waxay degaan soomaaliland gaar ahaan gobolka sool togdheer iyo saaxil.Beesha kaliil allamagan waa beel taariikh kuleh geyiga soomaaliland waxa ka dhashay rag caana oo looyaro iyo siyaasiyiinba ahaa sida ninkii habar jecloba u doodayey kiiskii HJ iyo Harti ee qaraweyne la magac baxay. ee X. Warsame cartan iyo cigaal warsame oo ahaa caaqilkii ugu horeeyey ee Reeryonis. abaan duulihii bare gadheere dhanka soomaaliland wakhtigan dadka xilka ka haya ee ka soo jeeda kaliil allamagan xildhibaan faarax dheere, xildhiban jaamac samatar hakide, iyo gudoomiyaha maxakamada hargaysa aburaja, iyo gudomiyaha laanta caafimaadka ee gobolka saraar muuse abokor suudi.