Kalmac

Ka Wikipedia

Kalmac.... waxay u dhowdahay magalada ceerigaabo waxayna ka xigtaa dhinaca bari waxayna u jirtaa 40km waa degmo aad uqurux badan kuna haboon dalxiiska waxa ay caan ku tahay dhirta oo ay dadka degan ku beeren qaybaha degmada waa dhul daqsimed leh ceel biyood ku haboon beer iyo xooloba Degmada waxa dega beesha Reer Cabdi ee muuse Tuurwaa oo ka tirsan [[habar Yoonis