Kamil Tolon

Ka Wikipedia
Kamil Özdemir Tolon

Kamil Tolon (1912-1978) waa ganacsade Turki ah, iyo warshadle.[1][2][3]

Markii uu ka qalin jabiyay jaamacada sanadkii 1935, waxaa loo magacaabay kormeeraha PTT. Intaas ka dib, asiga iyo Fahri Batıca, waxay fureen dukaan. Dukaankan ayay ka soo saareen mashiinkii ugu horreeyay ee wax lagu dhaqo ee dalka Turkiga. Intaas ka dib, saaxiibkiisii dugsiga Adnan Menderes wuxuu u soo jeediyey Kamil Tolon inuu soo saaro matoor koronto. Markii dambe, wuxuu Turkiga ka dhisay matoorkii ugu horreeyay ee koronto.[4][5][6][7][8][9]

Taariikh nololeed[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraax[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Arşiv, Sabah. "Nuqul Archive". Sabah Journal. Sabah. Archived from the original on 4 Bisha Labaad 2009. Soo qaatay 22 May 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  2. Omur, Mete Tamer. "Nuqul Archive". Hürriyet Gazetesi. Archived from the original on 29 Bisha Saddexaad 2017. Soo qaatay 22 May 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  3. (Af-Ingiriis: ), Kuter, Dr. Murat. YouTube Video https://www.youtube.com/watch?v=AZPpNjWAcz0. Soo qaatay 22 May 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Özdemir, Nezaket. Sentez. ISBN 9786055790035 https://books.google.com.tr/books?id=oV1PAQAAIAAJ&redir_esc=y. Soo qaatay 22 May 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Sabah, Arşiv. "Nuqul Archive". Sabah. Archived from the original on 13 Bisha Labaad 2009. Soo qaatay 22 May 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  6. T24, T24. "Nuqul Archive". T24. Archived from the original on 5 Bisha Koobaad 2017. Soo qaatay 22 May 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  7. Gazetesi, EKOHABER. "Nuqul Archive". EKOHABER. Archived from the original on 29 Bisha Koobaad 2020. Soo qaatay 22 May 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  8. Kuter, Dr. Murat. BTSO. p. 21. ISBN 978-605-89779-8-3 http://www.kuterpr.com/e-kitaplar/bursada-bir-mucit/index.html#8/z. Soo qaatay 22 May 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. Özdemir, Nezaket. Sentez. p. 60. ISBN 9786055790035 https://books.google.com.tr/books?id=oV1PAQAAIAAJ&redir_esc=y. Soo qaatay 22 May 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)