Jump to content

Kandise Swanepoel

Ka Wikipedia
Kandise Swanepoel
Ku dhashayKandise Susan Swanepoel
(1988-10-20) 20 October 1988 (Da’da  37)
Webiga Mooi, Kwa-Zulu Natal, Koonfur Afrika
ShaqadaMoodel
Sanadaha Shaqada2003–hada
LamaaneHermann Nikoli (2005–2018)
Ilmaha2
Website
candiceswanepoel.com

Kandise Susan Swanepoel (/ˈswɒnəpl/;[svanɛˈpul];[1] dhashay 20 Oktoobar 1988) waa moodel u dhashay Koonfur Afrika iyo samafale. Waxay caan ku tahay shaqadeeda Fiktooriya Sekret. Waxay noqotay Fiktooriya Sekret Angel sanadkii 2010 welina waxay qandaraas kula jirtaa astaanta. Sannadkii 2016, waxay ku jirtay kaalinta 8aad liiska Forbes liiska moodooyinka ugu dakhliga badan.

  1. "Pronunciation: Candice Susan Swanepoel". Forvo. Archived from the original on 21 April 2014. Retrieved 20 April 2014.