Kibir

Ka Wikipedia

Kibirka - Isku-kalsoonaanta xad dhaafka ah; Dareen sarraynnimo oo aan cudur daar lahayn oo ay ugu wacan tahay kartida qofka, quruxdiisa, maalkiisa, mansabkiisa, iwm; dhaqanka quudhsiga ee dadka kale; isla wayni xagga dhaqanka.

„Kibirku wuxuu hor socdaa baabba', Oo madaxweynaanuna waxay hor socotaa dhicid.”

„Ku alla kii qalbiga ka kibirsanu Rabbiga waa u karaahiyo, Waxaan aad idiin ku xaqiijinayaa inaan isagu taqsiir la'aan doonayn.”