Kiiboodhka (kumbuyuutar)

Ka Wikipedia

Kiibodh-ka kombiyuuterku (en: keyboard) waa aaladda wax gelisa ee qofka u oggolaanaysa in uu kombiyuuterka geli karo xarfo, nambaro iyo calaamado kale (wadajir, kuwaas waxaa loo yaqaan karagteer). Waa mid ka mid ah aaladaha gelinta ugu badan ee loo isticmaalo kombayutarada. Isticmaalka kiiboodhka waxaa inta badan loo yaqaanaa qorida.