Kintirka

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Kintirka aadanaha.

Kintir (kintirka, kintirro - kintirrada) Xubin yar oo jilicsan oo u eg dhoorka digaagga oo ku taal xubinta taranka dheddigga dadka iyo xayawaanka. Wuxuu ku yaal gumaarka, kana korreya daloolka kaadimareenka. Wuxuuna ku shaqo leeyahay dareenka macaansiga galmada.