U bood nuxurka

Kurdi

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Kurdi (Af-Carabi; كرد) Waa mid ka mid h qowmiyadaha dega Bariga Dhexe, waxaana lagu tiriyaa isirka Aari, ayagoona ku hadla Af-Kurdi iyo lahjado ka faracma.