Kuufa
Appearance
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/e/e4/Kufa_Mosque2015.jpg/220px-Kufa_Mosque2015.jpg)
kuufa waa magaalo kutaal ciraaq, waxay maamul ahaan hoos timaadaa gobolka najfa waxeyna ka fogtahay caasimada baqdaad 156 km camal, 230kun oo qof ayaa lagu qiyaasay dadkeeda 2014tii [1]
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ عن مدينة الكوفة Archived Sebteembar 7, 2017 // Wayback Machine اطلع عليه بتاريخ 2017م Archived 2017-09-07 at the Wayback Machine