Kya Kehna
Appearance
| Kya Kehna! | |
|---|---|
| Agaasime | Kundan Shah |
| Waxaa qoray | Honey Irani |
| Qoraalka filimka | Honey Irani |
| Waxaa soo saaray | Kumar S Taurani Ramesh S Taurani |
| Jilaayaasha | Preity Zinta Saif Ali Khan Chandrachur Singh Anupam Kher Farida Jalal |
| Laxanka waxaa leh | Rajesh Roshan |
Production company | |
| Qaybinta waxaa sameeyay | Walt Disney Pictures India |
Taariikhda la sii daayay | |
| Wadanka | Hindiya |
| Language | Hindi |
Kya Kehna waa filim drama jaceyl Hindi ah. Waxaa qoray Honey Irani, waxaana soo baxay 19-kii Maajo 2000. Kya Kehna waxa ay ka hadashay arrinta xaaraanta ah ee uureysiga ka hor guurka iyo aragtida bulshada, waxaana ay ku jileysaa Preity Zinta doorka dhexe ee hooyo keligeed ah. Aktarada kala ah Saif Ali Khan, Chandrachur Singh, Farida Jalal iyo Anupam Kher.
Soo dhawaynta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xafiiska sanduuqa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Filimkan waxa uu ahaa mid guuleestay oo Boxoffice-ka gaaray waxaana uu noqday mid kamid ah filimada Bollywood-ka lacagaha ugu badan soo xareeyeen sanadii 2000, waxaana lagu dhawaaqay inuu yahay “super hit” gudaha Hindiya.[1] Guusha filimkan ayaa ahayd mid lama filaan ah, waxaana sidaas darteed lagu tilmaamay mid hurdo garaac.[2][3][4]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Highest grossing films 2000. BoxOfficeIndia.com
- ↑ "Kya Kehna! declared a hit". Hindustan Times. 2000. Archived from the original on 3 March 2001. Retrieved 1 August 2020.
- ↑ Kapoor, Pankaj (5 September 2002). "Dil Hai Tumhaara? Kya Kehna, Preity!". The Times of India (in Ingiriisi). Retrieved 1 August 2020.
- ↑ Chatterjee, Saibal (2000). "Bollywood 2000 — love in the time of tainted funds". Hindustan Times. Archived from the original on 12 February 2001.