Laasasurad

Ka Wikipedia

Laasasurad waa magaalo xeebeed ku taala gobolka sanaag dhinaca waqooyi bari wa magaalo aad u qadiim ah kuna caan ah dhirta xijiga iyo bada hodanka ah magaaladan waxa dega ama iska leh beesha Gahayle ee Siwaakhroon Degmadan waxaa la aasaasay mudo laga joogo 73 sanadood.

Degmadu dhaqaale ahaan waxay ku tiirsantahay maydiga iyo fooxa oo rabi ku manaystay , mana jirto meel gobollada waqooyi ka mayda oo ka fooxa badan, Sidoo kale waxa ka mida wax soo saar keeda kalluunka waxaana inta badan loo iib geeyo wadamada carabta sida yeman iyo warshada laas qoray oo 40 km u jirta.

Siyaasada iyo horumarka Degmadan lama mid ah degmooyinka kale ee somaliland, sida wax barashada , somaliland aad beey ugu gaabisay waxaana ugu wacan cadaalada darada ka jirta somalIland iyo eexda xad dhaafka ee ku dhisan qabiilaysiga iyo boobka lagu hayo dadka kasoo jeeda sanaagta bari.