Jump to content

Lagu raqsey

Ka Wikipedia

Lagu raqsey waa degmo dhacda bartamaha mudug iyo dhinaca koonfureed ee magalada galkacyo, degmadu waxay ku caan baxday siyaarada sheikh Ali samatar oo ahaa culumadii ugu caansaneed geeska africa iyo somalia, degmada waxaa degan beesha reer horogle ( hildiid) gaar ahaan reer faarax ( iley )


Lagu raqsey waa hoyga diinta iyo dhaqankeena suuban, goobtaan waxaa ka aflaxay culumada somaliya ugu magaca dheer sida, sheikh suni iyo sheikh shaakir ali xasan, iyo boqolaalkale oo dunida taafaheeda jooga, sanad walba waxaa layskaga yimaadaa kumanaan kilo mitir degmadaan