Lajiide

Ka Wikipedia
MASAJIIDKA LAJIIDE

Lajiide waa dagmo ku taalo gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia. Dadka deggan degmada Lajiide, waxay u badan yihin xoolo dhaqato. Lajiide waxaa si Gaar ah u daga beesha reer Agoon, Surre (Maha Dir).