Leefida dabada
Appearance

Leefida dabada, (oo loo yaqaan Anilingus gudaha Ameerika[1][2]) waa ficilka galmada afka iyo dabada ee uu qofku ka kiciyo futada qof kale isaga oo isticmaalaya afka, oo ay ku jiraan dibnaha, carabka, ama ilkaha. Waxa kale oo loo yaqaan xidhiidhka dabada-afka iyo galmada afka-dabada, waxaana intaa dheer loo yaqaan magacyo af-duub.
Video boy and girl sex
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Jordan Tate (2007). The Contemporary Dictionary of Sexual Euphemisms. DSt. Martin's Press. pp. 8–9, 106. ISBN 978-0-312-36298-0.
- ↑ Jack Morin (2000). Anal Pleasure & Health: A Guide for Men and Women. Down There Press. p. 147. ISBN 0-940208-20-2.