Leo Tolstoy

Ka Wikipedia
Lev Tolstoy yn Yasnaya Polyana, 1908, an kensa portrayans skeusen liw yn Russi.

Leo Tolstoy (Sebtembar 9, 1828 - Noofambar 20, 1910) wuxuu ahaa qoraa Ruush ah. Waxaa lagu tiriyaa inuu ka mid yahay qorayaasha ugu waaweyn taariikhda. Buugaagtiisa ugu caansan waa "Dagaalka iyo Nabadda" iyo "Anna Karenina", oo ah labada buug ee ugu waaweyn ee abid la qoro. Waxa kale oo uu qoray novellas, sheekooyin, qirasho, iyo qoraallo saamayn ku yeeshay Mahatma Gandhi iyo Faladimir Lenin.

Sanadihii dambe, waxa uu noqday falaag kirishtaan ah ka dib markii uu burburay. Muddadaas waxa uu qoray qoraallo falsafadeed oo saamayn ku leh hoggaamiyeyaashii siyaasadda qarnigii 20-aad.[1][2][3][4]

  1. https://www.britannica.com/biography/Leo-Tolstoy
  2. https://www.biography.com/scholar/leo-tolstoy
  3. https://www.online-literature.com/tolstoy/
  4. https://www.thoughtco.com/biography-of-leo-tolstoy-4773774