Liberalinimo

Ka Wikipedia
labraaliyad

Liberalinimo kalmada labraal waxa ay kasoo goday kalmeda lebra ( Liberal ) waa kalmad laatin ah oo macneheedu yahay (xor) waxa ay ka dhigantahay xoriyad dhamaystiran siyaasad ahaan labraaliyadu hada waa urur ama dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo mujtamaca ku dhaxjira. ujeedadoodu waa in laga xoreeyo mujtamaca kormeer xukuumadeed siday ahaato iyo in ay leekaataba.



taariikhda Liberalinimada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxa ay hore u martay lebraaliyadu afrtii qarni ee ugu danbeeyay waxa ay soo caan baxday kadib markii ay yurub ka dheceen dagaalo ku salaysan diinta. si loo joojiyo dagaaldaas ayaa waxa la abuuray lebraaliyada oo ah in xukunku uu ka soo boxo shcabka ama qofka muwadaadinka ka ah mabdana waxa keenay faylasuuf yada kala ha Jaan Jaak Roosoo (Jean-Jacques Rousseau) iyo tomas hobis (Thomas Hobbes).