Lily-Rose Depp
Appearance
| Lily-Rose Depp | |
|---|---|
| Ku dhashay | Lily-Rose Melody Depp 27 May 1999 Neuilly-sur-Seine |
| Sanadaha Shaqada | 2014–hada |
| Dhererka | 5 ft 5 in (165 cm) |
| Waalidka | |
Lily-Rose Melody Depp (dhashay 27 May 1999)[1] waa atariisho Faransiis-Mareykan ah iyo moodel, waa gabadha jilaa Johnny Depp iyo Vanessa Paradis.[2] Tan iyo 2015, waxay ahayd safiirka astaanta Shanel .
Tixraacyada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ Blitz, Michael (2008). Johnny Depp: A Biography. Greenwood Publishing Group. p. 71. ISBN 978-0-313-34300-1.
- ↑ Vogue Australia, Vogue (4 February 2019). "Lily-Rose Depp Interview". Vogue Australia Youtube.