Liska Somaliland Milyan / Bilyan

Ka Wikipedia

Liska Somaliland Milyan / Bilyan File:Flag of somalia.svg Somaliland 1. Askar trading compny waa shirkad ugu weyan gayiga somalida ee ka gancsata macdanta una iib geysa cidi macdan haysa wxay ku taala hargeisa waxa isk leh. Farhaan haaji askar hantida meherdu waxey kor u dhaaftaa 1 bilion per years.

2."JAAMA OOMAR" WAA MULKIILAHA SHIRKADDA AFRICAN EXPRESS, WAA MULKIILAHA SIDOO KALE OOMAR TRADING GROUP OF COMPANIES, HANTIDA AMA CAPITAL AMOUNT KIISU WAXAY GAADHAYSAA "1.4 BILLION"

3..Mohamed Yusuf oo ah CEO of Invicta Capital Ltd oo ah shirkad kor u dhaaftay 1.4 bilyan oo ah maal-gashi maal-gashi tan iyo 2001-dii, sidoo kale saamileyaal badan oo ah Shirkadda Prime Resources ayaa ah shirkad saliideed oo ka shaqaysa Somaliland.

4.Dabahshiil -Waxay ka mid tahay shirkadaha caalamiga ah ee xawaaladaha lacagaha ee Afrika. More Than 1 Billion USD

5." Mohamed Sa'ed Geedi, Waa mulkiilaha Shirkadda Sigaarka Royal Business MSG, sidoo kale Waa mulkiilaha Shirkadda "SOMCABLE" CAPITAL'ka shirkadihiisa & guud ahaan hantida maalqabeenkani waa 250 MILLION USD ah.

6. Omar Ahmed Aidid Adar He Is Nickname Golden Boy Millionaire young age 1 Billion USD.

7. Ina Afdiinle magaciisa Maxamed Aadan Tarabi -Wuxuu ka mid yahay dadka ugu magaca weyn leh dariiqooyinka hawada ee Qaadka soomalida qaadka ugu weyn ee Somaliland, wuxuu leeyahay hudheelo badan oo Hargeysa ku yaal iyo fooqyada ugu waa weyn hargeisa 900 Million USD.

8.Abdikarim Mohamed Eid Dirie HE IS THE FOUNDER AND CEO OF TELESOM. HE HOLDS THE MOST SHARES IN THE COMPONY WITH 90%, HIS NET WORTH IS $1 Billion.

9.Dheer Dheero - Mid ka mid ah suuqyada waaweyn ee dhoofiya xoolaha, soo dejiya alaabo kale, waxay leedahay hudheelo badan oo ka mid ah Somaliland. 430 Million USD

10. Shirkadda Omar. Shirkada Omaar Company waa Shirkadaha ugu waa weyn ee ka shaqeeya Djibouti iyo Somaliland waana shirkad balaadhan 397 Million

11.Amina Hersi Moghe - Mulkiilaha mashruucyo badan oo malaayiin ah oo ku yaalla Uganda sida Xarunta Oasis. 340 Million USD.

sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]