Lo

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Lo'

Lo' waa Xayawaan la cuno, caanaheeda neh la cabo. Lo'da waxee ku nooshahay Aduunka oo dhan. midda labka ah waxaa la dhahaa, Dibi, wuxuu leeyahay geeso wuuna dagaallamaa.