Loobage

Ka Wikipedia

Loobage waa beel kamida beelaha Shiikhal waana beel aad utiro badan waxayna ku badanyahiin gobolka jubada dhexe waxeyna degaan banaadir shabelaha hoose ,j.hoose iyo mudug beeshaan waa beel taarikh iyo sharaf ba kule geyiga somalida beeshaan waxa ka dhashey gudomiyaha baarlamaan kii ugu dheera ee somara somalia General maxamed ibrahim liqliqato sidookale waxa ka dhashey general indhaqarshe oo qeyb weyn ka qaatay dagaalki 1977 Ethiopia waana Generalki qabsaday qabridahar

Beeshaan waxay ukala baxda👇

4 lafood oo kale eh

★Tolweyne loobage

★Caagane loobage

★Sacdi loobage

★Cabdi loobage