Luiz Inácio Lula da Silva

Ka Wikipedia

Luiz Inácio Lula da Silva (wuxuu dhashay 27-kii Oktoobar 1945)  ah waana madaxweynihii 39-aad ee Brazil (2023-2027).

Waxaa loo doortay 2003 xubin ka tirsan xisbiga ah ee Worker's Party wuxuu xafiiska joogay ilaa 1 Janaayo 2011.

Lula ayaa mar labaad loo doortay 39-aad ee Brazil sanadka 2022.

Lula (2023)