U bood nuxurka

Luuqada Ido

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Flago di Ido.

Ido /ˈiːdoʊ/ waa luuqad la sameeyay taasi oo laga soo xigtay Af-Isbaanishka, si ay u noqoto af dadka ku hadla Laatiinka oo dhan fahmi karaan. Af Ido waxaa la sameeyay sanadkii 1907 kaasi oo si toos ah looga soo xigtey luuqada Esperanto.[1]

Xigasho

  1. ↑ "Esperanto-English Dictionary". Retrieved 12 February 2012.