MUUSE ISMACIIL

Ka Wikipedia

muuse ismaciil waa beel ka mid ah beelwaynta Habaryoonis waana mid ka mid ah beelaha ugu balaadhan habaryoonis uguna magaca dheer waxayna kaalin mug leh kaga jirtaa Somalida dhexdeeda

Waxay beeshani ku abtirsataa gobolada Sanaag, togdheer,daadmadheedh iyo gobolka jarar ee DDSi oo ay beeshani ka Degto degaanka gorgor

Beeshan ayaa degta degaanada ugu muhiimsan gobolka sanaag ay ku jirto

1: Buurta Daalo

2: Magaalada cerigaabo

3: Degaanka Midhisho oo khayraadka ku hodan ah

4: Degaanka Dayaxa oo beeraha ku hodan ah kuna yaal iskuulkii beeraha ee Dhulka somalida ugu caansan

5:Degaanka Jiidali

6: inta ugu badan ee buurta geyiga somalida ugu dheer ee Surad

Sidoo Kale beeshan ayaa gobolka Togdheer ka degta degaanada Hawdka waxaanay degtaa Degaanadan

1: Degaanka Yicib Yabooh

2: Degaanka Bilcile

3: Degmada Riyo xidho

4: Degaanka Kurta budhyare

Beeshan ayaa u kala baxda Dhowr Jilib waxayna kala yihiin

1 jibriil Turwaa

2: Cismaan Turwaa

3: Muuse turwaa

Jilibkan ayaa u kala baxa

  1. Maxamed Muuse
  2. Axmed Muse
  3. Yoonis Muuse


Axmed Muuse Tuurwaa wuxu u kala baxaa

  1. Adam Axmed iyo
  2. Ibrahim Axmed

Aadam Axmed wuxu usii kala baxaa

  1. Cali Aadam
  2. Daahir Aadam
  3. Xaamud Aadam

Cali Adam oo ah beesha ugu tiroda badan Muusa Tuurwaa waana beesha uu kasoo jeedo boqorka guud ee Habaryoonis Bari

Boqor Maxamed Boqor Axmed Cali Ducaale.

Beeshu waxay u kala baxaan

  1. Geeddi Cali
  2. Cabdi Cali
  3. Maxamed Cali

4: Maxamed Muuse (Urursuge)

Marka inta kale laga imaado oo isku Gobol degan waxa ka gooni ah Jilibka Reer Cawl oo iyagu Dega degaanka Hawdka togdheer.

Jilibkan ayaa u kala baxa

BAYLE UGAADHYAHAN

1: cismaan bayle

2: Aadan bayle

3:maax bayle

3: Galaamayaasha

FAARAX UGAADHYAHAN


Beeshan ayaa waxa ka dhashay Haldoor Somalida Caanka Ah oo ay ugu horeeyan

ABWAANADA BEESHAN

1: Xaaji Aadan Afqalooc (Ahun)

2: Yawle (Ahun)

Fanaaniinta Beeshan ka dhashay

1: Sahra Axmed Jamac (Ahun)

2: Maxamed siciid Cabdi Bk

3: Roda Keyf

Mujaahidiinta Beeshan

1:Axmed Mire

2: Talaabo

3: Maxamed Otor

4: Xaaji Gaas

5: Axmed Cadib

6: Jaamac Dawaco

Sheekhyada

1: Sheekh Mustafe Xaaji ismaciil Harun

Wariyayaasha iyo youtobers Beeshan

1: Maxamed Yusuf Bakayle

2: Abdirisaaq Terra

3: Sudaysi cabdilaahi(Talasame)

4:Hamse Abdi Abdilaahi (CILMISAME)

Siyaasiyiinta Beeshan

1: Mayorka Ceerigaabo ismaciil xaji nuur


Beeshan waxa kasoo jeeda ganacsatadii ugu waaweeynayd Somalida ee 1990 wixii ka horeeyey.

  1. Dawaarre
  2. Doodi
  3. Miyateyn
  4. Barigeeye

Shirkada reerka waxa kamid ah:

  1. Hadraawi General Trading
  2. Salaama Group of Companies
  3. Ali Warsame Construction
  4. Godcaanood Company
  5. Tirike Company
  6. Meecaad (Xidid Madow Mining Company)


Boqorka somali ugu wayn soo mara Khalid abdirahman mohamed(sanbar)